Information in Somali
Ku soo dhowaada Guddiga Doorashada Fiktooriya
Guddiga Doorashada Fiktooriya waxay qabtaan doorashooyinka Dawlad Goboleedka Fiktooriya. Waxaanu kaloo qandaraas ku qaadanay in aanu qabano doorashooyinka dhamaan dawladaha Hoose ee Fiktooriya oo tiradoodu dhan tahay 79.Waxaad kala soo bixi kartaa a quick guide to enrolling and voting (dulmarida tusaha isku qorida iyo ka codbixinta Fiktooriya) ee dawlad goboleedka Fiktooriya iyo doorashooyinka dawladaha hoose ee Fiktooriya.
Haddii aad u baahan tahay macluumaad faahfaahsan aadna doonayso caawimada turjubaan, fadlan wac 9209 0108.
Guddiga Doorashada Fiktooriya Xafiiskoodu wuxuu ku yaallaa Level 8, 505 Little Collins Street, Melbourne Victoria 3000.
Haddii kale, wac Guddiga Doorashada tel 13 18 32 ama 9629 8632.
Haddii aad ka soo wacayso meel banaanka ka ah Australia, wac +61 3 9299 0520
Halkaan riix si aad u aragto waxaad samayn doonto mallinta doorashada.

